|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada SOMCABLE Oo Macaamiisheeda Ku Wargaliyay Cashuur Ay Xukuumadu Kusoo Rogtay!
October 21, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirakada bixisa Adeega internetka Ee “So Gasho” ayaa macaamiisheeda isticmaasha adeega ay bixiso ku wargalisay cashuur ay xukuumadu kusoo rogtay taasi oo laga qaadi doono dadka isticmaala Adeegyada internetka ee ay bixiso” Masuuliyiinta shirkada somcable (SO GASHO) ayaa dhanka kale ka dareen celiyay dadka macaamiisheeda sida khaldan wararka ugu gudbiya, Wasaarada maaliyada ayaa cashuurta kusoo rogtay shirkadaha adeega internetka bixiya iyada oo masuuliyiinta so gasho ay sheegeen in ay xukuumada la qaateen cashuurta ay soo rogtay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Laysku Gabal Dhacsaday Oo Dhexmaray Huwanta Laascanood Iyo Ciidanka... Aqoonyahan Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Warbixiyay Qodobada lagaga Hadlay Shirka Heritage Iyo Waxyaaba... DAAWO;-Madax Dhaqameed Iyo Xildhibaano Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Dagaalamay Deegaanka Beeyo Maca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|