Madaxweynihii Hore Somaliland oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynihii Hore Somaliland oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Awdal
October 4, 2019 - Written by Editor:

Boorama (WJN)- Madaaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa waxaa uu maanta qasriga uu ka degan yahay magaalada Boorama kulan balaadhan kula qaatay Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Salaadiinta gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS