|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynaha La Yidhi Ninkaa Caare Noo Cafi Ee Diiday, Waxaanu Leenahay Ma Xukumi Kartid Wadanka, Odoyaasha Aqbalayna..”Xildhibaanada Ceerigaabo.
October 7, 2019 - Written by Editor:CEERIGAABO(W,N) Qaarkamid Xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Ceerigaabo ayaa ka hadlay heshiiskii shalay dhexmaray ergadii ka socotay Col Caare ee madaxdhaqameedka ahayd iyo madaxwaynaha Somaliland Xildhibaankan ayaa sheegay in aanu sax ahayd heshiiskaasi waxna aanay ka suurtoobin halkaasi isagoo xusay diidmada madaxwaynuhuna ee codsigii madaxdhaqameedka Gar xajiska ka dalbadeen. Sidoo kale xildhibaanada ayaa ku baaqay in caare uu deegaankan kala tago rabshada haduu dagaalamayana uu burco iyo hargaysa tago balse aanu tabca iyo dhalinyaro uu ururtasado waxba aanay soo wadin, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudoomiyaha Guurtida Somaliland oo Wacad Ku Maray In Mushaharka iyo Gunada Laga Jarayo Xildhibanada ... Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo ka Hadlay Mamnuucida Isticmaalka 1XBET Iyo Diinta Islaamku Waxay... "Maxamed Cabdilaahi Cumar Waa Dilaal, Somaliland Maaha In Ay Shirka Nairobi Ka Qayb Gasho".Faadumo S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|