Laascaanood (WJN)- Maareeyaha hay”adda wadooyinka Somaliland Axmed Yuusuf Maxamed oo ay weheliyaan maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Sool, ayaa waxaa ay si wada jir ah u kormeereen dhismaha wada isku xidha Laascaanood iyo Burco oo tayactir balaadhan lagu samaynayo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka