“Ma Jirto Lacag Muqdisho Lagu Saxeexay oo Berbera Lagu Maalgalinayo” Maayar Cidin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ma Jirto Lacag Muqdisho Lagu Saxeexay oo Berbera Lagu Maalgalinayo” Maayar Cidin
October 13, 2019 - Written by Editor:

Berbera (WJN)- Maayirka magaalada Berbera Cabdishakuur Cidin ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadley warar sheegaya in wakiilka Midawga Yurub u qaabilsan Soomaaliya uu Lacag loogu tala galay in lagu horumariyo magaalada Berbera oo lagu saxeexay Muqdisho in la gudoonsiiyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS