Hargeysa (WJN)- Gudida Cadaaladda Somaliland oo uu hormuud uu u yahay Guddoomiyaha Maxkamada sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa waxa ay maanta isku shaandhayn balaadhan ay ku sameeyeen Garoorayaasha Maxkamadaha dalka.
Halkan hoose ka akhriso warqada magacaabida