DAAWO;-Xarunta Cilmi Baadhista Iyo Talo Bixinta Oo Laga Daah Furay Magaalada Jig Jiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xarunta Cilmi Baadhista Iyo Talo Bixinta Oo Laga Daah Furay Magaalada Jig Jiga.
October 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xarunta talo bixinta iyo tababarada ee geeska oo laga daah furay magaalada jig jiga ee caasimada dawlad deegaanka somalida itoobiya.

Xarunta ayaa waxa faah faahin ka bixiyay masuuliyiinta xarunta iyaga oo sharaxaad ka bixiyay waxyaabaha ay bulshada uqaban doonto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS