DAAWO;-Wafti Ka Socda Somaliland Gaadhay Sweden Iyo Kulamo Ay La Yeesheen Masuuliyiin Katirsan Dalkaasi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Somaliland Gaadhay Sweden Iyo Kulamo Ay La Yeesheen Masuuliyiin Katirsan Dalkaasi!
October 24, 2019 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)- Badhasaabka gobolka togdheer iyo xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada somaliland ayaa socdaal ku jooga dalka sweden halkaasi oo ay kulamo kula yeesheen madaxda katirsan dalka sweden.

Safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden ayaa isagu gadhwadeen ka ah kulamada madaxda ka socoto somaliland la yeesheen dhigooda dalka sweden,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS