DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama.
October 3, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N) Wafti ka socda dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa maanta soo gaadhay magaalada boorama oo gobolka awdal halkaasi oo ay kusoo dhaweeyay maamulka gobolka iyo ka degmadu.

Wafti oo ahaa mid heer gobol ah ayaa waxay kulamo wada yeesheen maamulka gobolka awdal

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Rzq-KlOyCX0

COMMENTS
LINKS