|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Aanu Doorasho Dalka Qabsoonta Diyaar U Ahayn.
October 30, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo kamid ah Siyaasiyiinta reer somaliland ee inta badan ka hadla xaalada dalka ayaa ka dayriyay in aanu suurto gal ahayn in dalka doorasho ka qabsoonta Siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa dib udhac kasta oo ku yimaada doorashada Ku eedeeyay madaxwaynaha Somaliland oo uu sheegay in aanu doorasho diyaar u ahayn. Isagoo usobobeeyay laba xubnood ee uu soo xulay ee muranka ka dhex isgaadhay xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:SHirkada Telesom oo Shaqadii Saxaafada Lawareegtay iyo Macaamiisheeda oo Khaati ka Taagan Fariimaho... “Hadii Xukuumada iyo Kulmiye Ay Shahaadooyin Siinayaan Koomiishanka iyo Hadii Kaleba Koomiishankani ... Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Waabari Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|