|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Ay Dhulka Ku Haystaan Qoyska Madaxwayne Biixi Oo Soo Bandhigay Sharciyada Ay Ku Leeyihiin Dhulkan!
October 29, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Qaarkamid ah Dadwaynaha degan buurta kale jeexan ee galbeedka hargaysa ee dhulka ay degan yihiin ay ku haystaan qoyska madaxwayne muuse biixi ayaa soo bandhigay lahaanshaha sharci ay uhaystaan dhulkan oo midwalba uu Kasoo baxay xafiisyada haayadaha dawlada ee ku shaqada leh.
Sidoo kale Qoysaskan ayaa diray fariimo isbarkan iyo qaylo dhaan ay udireen haayadaha kala duwan ee qaran. Dhanka kale dadwaynahan ayaa fariin culus udiray maayarka caasimada iyo xildhibaan xasan shahar oo ku gafay sharcigii kasoo baxay xafiiskooda beena ay ka sheegeen wixii ay gacantooda ku saxeexeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Siyaasi Muuse Cabdilaahi Nuur oo Ka hadlay heshiiskii dhexmaray dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya iy... DAAWO; Mareeyaha Tvga Qaranka Oo Ku Gacan Saydhay Xilka Qaadistii Uu Wasiirka Warfaafintu Ku Sameeya... Wafti uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|