DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Gar Gaara Bari Oo Ka Hadlay Colaada Ka Taagan Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Gar Gaara Bari Oo Ka Hadlay Colaada Ka Taagan Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.
October 25, 2019 - Written by Editor:

SALEL(W,N)- Odayaasha  iyo waxgaradka deegaanka gar gaara bari ee gobolka salel kana soo beesha ciise ayaa ka hadlay Colaada ka taagan deegaanadaasi iyo talaabada ay xukuumadu ka qaaday,

Sidoo kale odoyaasha ayaa jawaab kulul siiyay dhigooda beesha samaroon oo hore hadalo ugu mariyay warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS