|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxweynaha DDSI Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Degmadda Tuli Guuleed Ee Gobolka Faafan.
October 23, 2019 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar(mustafe cagjar) iyo wafti uu hogaaminaya ayaa socdaal shaqo ku tagay degmada tuli guuleed oo kamid ah gobolka faafan. Deegaanka tuli guuleed ayaa kamid ah deegaanadii dagaalo culus ku dhexmareen baqaa.ilka wada degan wakhtigii ay sii dhacaysay dawladii Madaxwayne Cabdi Illey. Waftiga madaxwaynaha ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay deegaanadan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Xisbiga Wadani Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadal Doorashooyinka Dhaawac Ku Ah Oo Kazoo Yeedhay ... "Sida Iiraan iyo Sucuudigu U Kala Duwan Yihiin Ayay Somaliland iyo Soomaaliya U Kala Duwan Yihiin”.M... Gabiley: Kulmiye Oo Dad Soo Dhaweeya Muuse Biixi Kasoo Daad Gureynaya Caasimada Hargeysa iyo Dhaqdha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|