|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Awaamiir Culus Dhul Dhigay Shaqaalaha Ajaanibka ah,
October 21, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco) ayaa awaamiir culus dhul dhigay dadka ajaanibka eek u sugan caasimada iyaga oo amray in ay si deg deg ah iskaga diwaan galiyaan wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Sidoo kale maayarka casimada ayaa Ka qashinta daadsan wadooyinka oo uu sheegay in tahay waajib wada saran shacabka iyo masuuliyiinta HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/E3SsYTMYiSI Related posts:Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Jeelka Ku Booqday Suxufiyiinta Ku Xidhan, Ka Hadlay Xaaladoo... Wasiir ku xigeenka w. Ganacsiga iyo maalgashiga Bashiir Cabdi Xariir Oo ka furay Magaalada laascanod... DAAWO; Maayarka Magaalada Gabiley Oo Maanta Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusey Aqoon-yahanka Gobolka Gab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|