DAAWO;-Banaan bax Lagaga Soo Horjeedo Dad Somali Ah Oo Canfartu Ku Dileen Gobolka Siti Ee DDS Oo Ka Dhacay Magaalada Jigjiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Banaan bax Lagaga Soo Horjeedo Dad Somali Ah Oo Canfartu Ku Dileen Gobolka Siti Ee DDS Oo Ka Dhacay Magaalada Jigjiga.
October 18, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Shacabka ku dhaqan magaada jig jiga ee dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa maanta iskugu soo baxay banaan bax ay kaga soo horjeedaan dad Somali ah oo lagu laayay dhulka canfartu degto

Banaan baxan ayaa fariin culus loogu diray shacabka canfarta iyo dawlada dhexe ee itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS