HARGAYSA(W,N)- Aas qaran ayaa maanta magaalada hargaysa loogu sameeyay alle ha,unaxariistee laba sarkaal oo kamid ahaa ciidanka dab damiska oo ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay tuulada halaya
Aaska ayaa waxaa ka qaybgalay wasiiro, maamulka dawlada hoose iyomaamulka ciidanka dab damiska
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;