|
|||||
WAJAALE NEWS
Cabdi Iley Oo Markale La Horkeenay Maxkamada,Kuna Dooday In Aanu Wax Danbi Ah Galin!
October 31, 2019 - Written by Editor:Adis Ababa(W,N)-Madaxwaynihi hore ee dawlad deegaanka somalida itoobiya Cabdi Muxumed (Cabdi Iley) oo markale maxkamada la horkeenay ayaa sheegay in aanu wax danbi ah ka galin shacabka uu madaxwaynaha u ahaa. Sidoo kale cabdi iley ayaa maxkamada ka dalbaday in ay xoriyadiisa usoo celiso. Cabdi ayaa waxaa xabsi u taxaabay raysal-wasare abiy axmed iyadoolagu eedeeyay in uu mudadii uu xilka hayay gaystay tacadiyo iyo gabood fal siyaasadeed, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Sheekh Ismaaciil Dheeg Oo Kamid Ahaa Gudidii Nabadaynta Ceel Afwayn Ayaa Ka Hadlay Dilkii ka ... Wasiirkii Qorshaynta Iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah Ee Rayaale Oo Soo Bandhigay 17 Qodob Oo Ay Ku Fashi... “Taliyaha Ciidanka Qaranku Wuu Nasiib Badan Yahay, Wuxuna Mudan Yahay In La Dalacsiiyo”Siyaasi Rashi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|