Buuq iyo Sawaxan Hadheeyay Fadhigii Saaka Ee Golaha Guurtida Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Buuq iyo Sawaxan Hadheeyay Fadhigii Saaka Ee Golaha Guurtida Somaliland
October 14, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)– Fadhi ay saaka yeesheen Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa hadheeyay buuq iyo sawaxan.

Xildhibaanada golaha Gurtida ayaa fadhigan kaga doodayay Xeerka ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinka oo ay soo gudbiyeen golaha Wakiiladu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS