|
|||||
WAJAALE NEWS
Bulshada Magaalada Boorama Oo Ka Markhaati Kacay Waxqabadka Maayarka Caasimada!
October 8, 2019 - Written by Editor:“Hargaysa Waanu Ogayn ilaa 77kii Sidii ay Ahayd, Maayarka Maanta Hargaysana halaga Daayo Qolo Ku Eryadka Waa Iftiin Caasimada Usoo Baxeen”Oday Reer Boorama ah,BOORAMA(W,N)- Qaarkamid shacabka magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa ka markhaati kacay waxbadka maayarka caasimada hargaysa iyagoo barbar dhigay maayaradii soo maray hargaysa ilaa 70kii iyagoo xusay in uu yahay maayarka labeeya bile rafle ee soo maray hargaysa. Sidoo kale shacabka reer boorama ayaa fariin udiray dadwaynaha reer burco iyo dadka maayarka ku dhaliila qabyaalada balse aan ku dhaliilin shaqadiisa HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:KA KA OGOW;-Qaabkii Uu Ku Bilowday Kulankii Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Iyo Gudoomiyaha Haayada... Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Xildhibaan Dhakool Oo Si Cad Uga Horyimid Qaranni... Sucuudiga Oo Markii Ugu Horraysay Ku Guulaysatay In Ay Kursi ku Yeelato Golaha Ammaanka Qaramada Mid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|