Agaasimaha Waaxda Kastamada Somaliland iyo Taliyaha Ilaalada Cashuuraha oo Gaadhay Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Waaxda Kastamada Somaliland iyo Taliyaha Ilaalada Cashuuraha oo Gaadhay Wajaale
October 3, 2019 - Written by Editor:

Tog Wajaale (WJN) – Agaasimaha waaxda Kastamada Somaliland Maxamed Nuur oo uu weheliyo Taliyaha guud ee ilaalada Cashuuraha Somaliland oo maalmihii u danbeeyay socdaal shaqo ku marayay gobolada Galbeedka, ayaa maanta gaadhay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS