|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Xabsiga U Taxaabtay Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Degaanka Boorama
September 19, 2019 - Written by Editor:Boorama (WJN)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabtay Sadex Xildhibaan oo ka tirsan golaha Deegaanka magaalada Boorama oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen Jabhad lagaga dhawaaqay bariga gobolka Awdal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|