Xukuumada Somaliland Iyo Dalka Uk Oo kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Xabsiyada Ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Iyo Dalka Uk Oo kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Xabsiyada Ah!
September 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xukuumada somaliland iyo masuuliyiinka socda  socda wasaarada arimaha dibada ee dalka  Uk ayaa maanta magaalad hargaysa ku kala sexeexday heshiis dhinaca xabsiyada kaasi oo ay maal galisanayso Uk

waxaana kaulan ka ka hadlay wasiirka wasarada cadaalada agaasimaja gud ee wasaarada taliye kuxigeenka ciidanka asluubta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS