Xukuumada Jsl Oo Canbaaraysay Weerarii Lagu Qaaday Goobaha Shidaalka Ee Sucuudiga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Jsl Oo Canbaaraysay Weerarii Lagu Qaaday Goobaha Shidaalka Ee Sucuudiga!
September 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xukuumada somaliland ayaa canbaaraysay weerar dhawaan lagu qaaday goobaha shidaalka lau sifeeyo ee dalka sucuudiga kuwaasi oo guud ahaan weerarkii lagu qaaday ku keenay kor ukac shidaal

Wasiirka wasaarada arimaha dibada jsl oo qoraalkan ku sexeexan ayaa si adag u canbaareeyay weerarkasi sheegayna in somaliland la mawqifka dalka sucuudiga

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS