Xildhibaan Qabiile oo Markhaati U Qabsaday Madaxwayne Muuse Biixi iyo Arin Ay Goob Joog U Ahaayeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Qabiile oo Markhaati U Qabsaday Madaxwayne Muuse Biixi iyo Arin Ay Goob Joog U Ahaayeen
September 21, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Maxamed Faarax (Qabiile) oo ka tirsan mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa waxa uu soo bandhigay arin uu Markhaati ugu qabsaday Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay labadooduba goob joog u ahaayeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS