Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Xamili Waayay Xaqiiqada Barnaamij lagu Falan Qeeyay Miisaaniyada Wasaaradiisa Iyo Aflagaado Uu Kula Kacay Warbaahinta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Xamili Waayay Xaqiiqada Barnaamij lagu Falan Qeeyay Miisaaniyada Wasaaradiisa Iyo Aflagaado Uu Kula Kacay Warbaahinta!
September 2, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada gaadiid iyo horumarinta jidadka oo xamili kari waayay barnaamij lagu falan qeeyay miisaaniyada  wasaaradiisa oo shir jaraa,id oo uu ku qabtay xafiiskiisa aflagaado iyo weerar qaawan ku qaaday tvga horn cable oo baahiyay barnaamijkaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Hgq6c57Ypls

COMMENTS
LINKS