Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Iyo Dawlada Jarmalka Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biji Ee Gobolka Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Iyo Dawlada Jarmalka Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biji Ee Gobolka Gabiley!
September 28, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Oo ay weheliyaan  wafti ka socda dalka jarmalka oo uu hormuud ka yahay safiir kuxigeenka jarmalka iyo madaxa horumarinta dalka ee bariga Africa  ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay mashruuca Biji oo ka socda deegaano karirsan gobolka gabiley.

Mashruuca ayaan waxaa maalgalinaysa dalka jarmalka kaasi oo lagu xidhayo dhulka beeraha ayna ka faa,iidaysanayaa beeralayda gobolku.

Waxaana kormeerkan ka hadlay maayarka Gabiley, Badhasaabka gobolka gabiley safiir kuxigeenkii ka socday dalka jarmalka iyo wasiirka wasaarada beeraha,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS