“Waa Sharci Darro Xeer Nidaamiyaha Cusub Ee Wasiirka Waxbarashadu Soo Saaray “Mubaarik Aar! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waa Sharci Darro Xeer Nidaamiyaha Cusub Ee Wasiirka Waxbarashadu Soo Saaray “Mubaarik Aar!
September 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha jaamacada badar garyaqaan mubaarik aar ayaa ka hadlay muranka ka dhex taagan wasaarada waxbarashada iyo dugsiyada gaarka isagoo sheegay xeer nidaamiyaha ay soo saartay wasaarada waxbarashadu in aanu waafaqsananyn xeerka waxbarashada Somaliland.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS