|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waa Inaynu Ku fikirnaa Sidee Baynnu Khilaafaadka U Yaraynaa, Sidee Baa Dadkeennu Isu Aaminaa”Madaxwayne Biixi.
September 11, 2019 - Written by Editor:BORAMA(W,N) Madaxweynaha Jsl Muuse biixi cabdi oo maanta ka qaybgalay xafladii qalin jabinta camuud ayaa Aqoonyahanka qalinjebiyey ka codsaday inay cilmi-baadhis qoto dheer ku sameeyaan sidii xal loogu heli lahaa mushkiladaha bulshada dhexdeeda ka jira, “Si aynnu horumar u samaynno aqoonyahanka cusub ee aad kamidka tihiin iyo kuwii horeba waa inaynu ku fikirnaa sidee baynnu khilaafaadka u yaraynaa, sidee baa dadkeennu isu aaminaa, sidee baa dadku wuu isku dhacayaaye marka uu is khilaafo loo daaweeyaa,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dhalinyartii Somaliland Halkaasay Maraysaa Waajibka u Yaalana Maba oga. Qarnigii 21aad iyo Xaaladda ... Maareeyaha Haayada Duulista Jsl Oo Ka Hadlay Dhacdooyinkii Maalmihii Udanbeeyay Ka Taagnaa Hawada So... Maayarka Magaalada Gabiley Oo Wax Laga Waydiiyay Guri Uu Nin Xildhibaan Ahi Dhisanayay Oo Ay Dumiyee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|