Somaliland oo Wafdi U Direysa Maamulka Jubaland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Wafdi U Direysa Maamulka Jubaland
September 30, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu shaaciyay in Xukuumada Somaliland ay wafti ka kooban Lix Xubnood ay u dirayso dawlad goboleedka Soomaaliya ee Jubaland, Si ay uga qayb galaan caleemo saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulkaasi Axmed Madoobe.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS