|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Horumarinta Warbaahinta Ah!
September 20, 2019 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Dawlada Somaliland iyo dalka Itoobiya ayaa kala sexeexday heshiis ku saabsan iskaashiga dhinaca warbaahinta ah. Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta jsl maxamed muuse diiriye iyo saraalkiil ka tirsan wasaarada oo maalmihii udnbeeyay safar shaqo ku joogay caasimada dalka itoobiya ee Adisababa ayaa heshiis ku saabsan iskaashiga horumarinta warbaahin la sexeexday mareeyaha wakaalada warbaahinta dalka itoobiya, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Iyo Subeer Awal Oo Markale Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa I... Xukuumada Somaliland Oo La faliyo In Ay Dalka Ka Caydhiso Qunsulka Dalka Turkiga, Ujooga Magaalad... Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Been Abuur Cad Ku Tilmaamay Qandaraas Tvga Horn Cable Sheegay In Ci... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|