Ramaax oo Sheegay In Tan iyo Markii Uu Talada Dalka La Wareegay Madaxweyne Biixi Ay Somaliland Ka Haajireen 1,500 oo Qof
September 21, 2019 - Written by Editor:
Ramaax ayaa sheegay in tan iyo markii uu talada dalka la wareegay Madaxweyne Biixi ay Somaliland ka haajireen 1,500 oo qof sababo la xiidha amni daro iyo dhaqaale la’aan.