Waxaana la ogaysiinayaa Shacabka ku nool magaalada Gabiley iyo cidkasta oo u baahan dhul iiba oo ku yaala Magaalada Gabiley Xaafada Laag Barako Gaar Ahaan Shariif Cali.
Dhulkan ayaa ah sedex baloodh oo cabirkooduna Dhan Yahay 36/18m
Jahooyinkiisuna Kala Yihiin Afarta Dhinacba Waxaa ka Maraysa Wado Galbeed wado/ Bari Wado/Waqooyi Wado/ Koonfur Wado,
Qiimaha lagu iibinayo dhulkan ayaa Ah Muwaadin Mid ku Raali Galinaya.
Wixii faah faahin kala xidhiidh Mulkiilaha Dhulkan Sacad Maxamuud Jibriil.
TEL; 0634728271/ 0634462222