|
|||||
WAJAALE NEWS
Odayaasha Iyo Waxgaradka Sedex Qof Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Ka Muujiyay Shirkada Sompower!
September 23, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Salaadiyiinta iyo odoyaasha sedex qof oo dhawaan ku dhintay magaalada hargaysa kuwaasi oo ku uu sobobay roobkii ka da,ay hargaysa kuna dumay digaar ay kusoo cadheen biraha laydhka oo ay la hayd shirkada sompower ayaa cabasho ka muujiyay laamaha dawlada ee shaqadani khusayso. Sidoo kale Ehelada Iyo Waxgaradkan ayaa cabasho ka muujiyay shirkada sompower oo ay sheegeen in ay bilowday biro ay kataagayso goobtii ay dhacdadani ka dhacay ee ay sedexda qof ku nafwaayeen. Madaxdhaqameedkan ayaa xukuumada ugu baaaqay in talaabo deg deg ah ka qaado arintan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/vbyF3eqCgGQ
Related posts:“Muuse Biixi Markii La Doortay Waxa Lays lahaa’ Nin Mujaahid Ah Ayaa Dalkii Qabsaday, Balse Hada Dh... Qaarkamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Mawqifka ... HOT.NEWS:Xoogaga Boko Haram oo ka tallaabaday Xuduuda Nigeria iyo Cameroon, Una Gudbay Waqooyiga Cam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|