|
|||||
WAJAALE NEWS
“Magacaabista La Magacaabayo Dadka Iyo Dhiibitaanka Masuuliyada Umadda Loogu Dhiibayaa,Maaha Yaa Xukunkaaga Difaaci Kara”Sh, Barbaraawi.
September 20, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi oo kamid ah culimada dalka ayaa salaadii jimcaha kaga hadlay masuuliyada cida loo dhiibayo garsoorku Culayska ay leedahayn iyo in ay tahay qof garanaya diinta islaamka, lehna aqoon uu umada ku xukumi karo, Sidoo kale Sheikh barbaraawi ayaa sheegay in aan loo baahnayn in qofka masuuliyad loo dhiibayo in lagu xusho ayaa maamulkaaga dhidibada u adkaynaya iyo yaa cid u jawaabaya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay... Kooxda Sagal Jet Wajaale Oo Markii Shanaad Ku Guulaysatay Koobka Ramadaanta Ee Magaalada Wajaale + S... Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Gacanta Ku soo Dhigey Haweenay jidh-dil Xun Ugaysatay Gabadh Yar. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|