Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyey Ceerigaabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyey Ceerigaabo
September 6, 2019 - Written by Editor:

Ceerigaabo (WJN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka Somaliland Axmed Yuusuf Maxamed ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/z54H_s2NU7I

COMMENTS
LINKS