“Kan Khamiiska Sita Ee Sheekh Maxamed Idiris,la Yidhaa Beenaale Weeyi, Waa In Dawladu Mastaafurisaa”Faysal Cali Waraabe, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Kan Khamiiska Sita Ee Sheekh Maxamed Idiris,la Yidhaa Beenaale Weeyi, Waa In Dawladu Mastaafurisaa”Faysal Cali Waraabe,
September 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa eedo culus ujeediyay Sheikh Maxamed Idiris oo doonayay in uu magaalada hargaysa ku qabto kulan diimeed kaasi oo xukuumaduna galinkii danbe ee maanta ka joojisay qabashada kulankaasi islamarkaana dalka deg deg uga baxay.

Gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sheekhan ku tilmaamay in uu yahay mid diinta ku gabanaya oo beenaale ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/wSWHymbqKms

 

COMMENTS
LINKS