Xaflad Lagu Soo Dhaweeyey Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Qabsoontay Magaalada Sydney DAAWO SAWIRO
April 1, 2014 - Written by Editor:
SYDNEY(WAJAALENEWS);Waxa hadaba xaflad aad u qurux badani ka dhacday magaalada Sydney xafladaas oo lagu soo dhaweeynaayey isla markaasna lagu sii sagootinaayey wasiirada soo booqday dalkan Australia. Xafladan oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada reer Somaliland