|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ina Cali Koore Wuxuu Inagu Yidhi Mashruucii Xunba Weyne Wuu Fashilmay, Isna Wuxu Liqay 12 Ceel Oo Bariga ah, Wuxuuna Eryay 12 Shaqaale Ah”!Cali Duul Duul.
September 25, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Abwaan Cali duul duul oo kamid bulshada reer Somaliland ee mudooyinkan danbe sida wayn u naqdiya hadalada siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta xilalka qaranka haya ayaa siwayn lafo guray weedhaha kasoo yeedha wasiirka biyaha saleebaan cali koore oo uu sheegay in uu si sharciga ka baxsan u eryay 12 shaqaale ah oo isku beel ah taasi oo uu ku eedeeyay in uu ku kacay tacadi wixii uu sheegayayna ay noqotay gole kaga kac. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Aqoonyahan Maxamed Bile oo Tilmaamay Shakiga ku jira Safarkii Weftiga WADDANI ee Nairobi DAAWO;-Hargaysa Iyo Sidii Caawa Looga Daawanayay Ciyaarta finalka Koobka Aduunka Ee Xulalka Faransii... DAAWO: Musharaxa Xisbiga Kulmiye Oo Jediyay Khudbad Si Wayn U Dhiirigalinaysa Dhalinyarada Somalilan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|