Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta Guddi u saaray inay ka soo Talo-bixiyaan xaaladaha Amni-xumo ee ka soo kordhay Gobollada Awdal, Selel iyo Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka