Hargeysa (WJN)- Gudoomiyah gudida joogta ah ee golaha Guurtida Somaliland Siciid Cabdilaahi oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Hargeysa, ayaa jawaab adag ka bixiyay eedaymo Abwaan Yuusuf Shacir u soo jeediyay golaha Guurtida.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka