Golaha Guurtida Somaliland oo Dood Adag Ka Yeeshay Xaalada Nabada Geliyo Ee Gobolada Salal iyo Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland oo Dood Adag Ka Yeeshay Xaalada Nabada Geliyo Ee Gobolada Salal iyo Sanaag
September 21, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland oo maanta yeeshay Kal-fadhigoodii 70Aad oo uu shirgudoominayay gudoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxa ay mudanayaashu dood xaasaasiya ay ka yeesheen xaalada nabada geliyo ee gobolada Selel iyo Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS