|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Booqasho Ku Tagay Dhismaha Maktabada Gabiley Iyo Waxa Ay Kusoo Arkeen,
September 17, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Dhismaha Maktabada Qaran ee magaalada Gabiley ayaa Dhismaheedu marayaa meel fiican taasi oo ay iska kaashadeen Xukuumada,Dawlaha hoose ee Gabiley iyo Qurba joogta Reer Somaliland. Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo maanta booqasho ku tagay goobta ay ka socoto dhismaha maktabadu, Waxaana warbixin ka siiyay Mustafe Muxumed Xasan oo kamida gudida gacanta ku haysa dhismaha Maktabada.
Sidoo kale Waxaa iyana dhinacooda ka dareen celiyay waxa ay indhahooda kusoo arkeen qaarkamida dhalinyaradii booqashada ku tagtay kuwaasi oo fariin diray dhalinyarada gobolka iyo guud ahaan shacabka reer gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Wasiirka Kamid Ahaa Xukuumadii Siilaanyo Oo Ka Hadlay Saluug Ay Reer Awdal Ka Qabaan Madaxway... Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaaliya Oo Maanta Xukuno Kala Duwan Ku Riday Dadkii Loo Hayst... DAAWO; Dareenka Xisbiyada Mucaaradka Ah Ka Qaateen Gudida Ictiraaf Raadinta Ee Madaxweyne Siilaanyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|