HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha xisbiga ucid saleebaan cali hayste ramaax ayaa sharci daro ku tilaamay xadhiga sedex xildhibaan oo kamida golaha deegaanka degmada boorama
Siyaasi ramaax ayaa xukuumada biixi ku eedeeyay in ay ku tumatay sharcigii dalka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;