DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Deeq Waxbarasho Oo Ay Dawlada Itoobiya Siisay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Deeq Waxbarasho Oo Ay Dawlada Itoobiya Siisay!
September 3, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada waxbrashada oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradu ayaa shaaciyay tirada deeq waxbarasho oo somaliland ay siisay dawlada itoobiya

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa ka hadlay sida loo qaybin doono deeqdan iyo shuruudaha lagu qaadan doona ardayda la qaadanayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALK A WARKAN;

https://youtu.be/o3W8NVejDkg

 

COMMENTS
LINKS