|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxaad Kala Socotaa Xadiga Miisaaniyada Komishanka Doorashooyinka Qaranka! Aqoonyahan Mustafe.
September 21, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo kamid Dhalinyarada reer somailand ee dalka wax ku baratay islamarkaana barnaamijka maamul wanaag ku falanqeeya miisaaniyadaha haayadaha dawlada iyo sida loo isticmaalo taasi Bulshada u iftiimisay banaankana keentay sida loo lunsado hantida qaranka, Aqoonyahan mustafe ayaa falanqayn kusameeyay xadiga miisaaniyada komishanka doorashooyinka Qaranka iyo tirade haayadaha muhiimka ee ay ka miisaaniyad badan tahay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKA IYO AQOONYAHAN MUSTAFE; Related posts:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Aqoonyahan Dawladdu Waxbarasho Ugu Di... Prof Ibraahim Meecaad Oo Soo Bandhigay Kooxaha Isku Bahaystay Shirqoolada Ka Socda Laascanood Iyo Fa... DAAWO;-Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Musharax Yaxye Araarse Oo Usharaxan Golaha Wakiilada Ee G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|