|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Ka Warbixiyay Waxyaabaha Uqabsoomay!
September 21, 2019 - Written by Editor:Maamulka Degmada Tog Wajaale oo shaaciyay tirade Wadooyin Cusub Oo Ay dhawaan Ka Hirgalinayaa Gudaha Magaalada!TOG WAJAALE(W,N)- Maamulka magaalo xuduudeedka Tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa kormeer kusoo maray hawlgalo ay ka wadaan gudaha magaalada, Sidoo kale Gudoomiyaha iyo xoghayaha degmada tog wajaale ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uqabsoomay mudadii ay xilka degmada hayeen iyo waxyaabaha uqorshaysan. Sidoo kale maamulka degmada tog wajaale ayaa shaaciyay qorshayaasha horyaala ee sanad fulinayaan iyo tirade Afar wado ay dhawaan dhismahooda ka bilaabayaan gudaha magaalada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/eKv3W8T6SJ4 Related posts:Daawo Warkii Caalamka Ee Televisionka Caalamiga Ah Bulsho Tv Waxaana Habeenka Caawa Idiin Soo Jeedin... “Halkaas Aad Aragtaa Waa Dhaamkii Jig Jiga Yar, Haddii Aynu Weynay Dawlad Xil-Kas Ah, Miyeynu Noqon ... Siyaasiyiin Iyo Waxgaradka Beesha Subeer Awal Oo War Kasoo Saaray Hadalkii Mdaxawayne Biixi Burco Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|