GABILEY(W,N) Golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta yeeshay kal fadhigoodii 19aad kaasi oo lagaga hadli doono arimaha miisaaniyada ,waxyaabihii uqabsoomay golaha deegaanka iyo isxogwaraysiga golaha .
Kal fadhiga Ayaa waxaa furay maayarka magaalada gabiley Maxamed amiin cumar cabdi oo uu weheliyo maayarku xigeenku Iasgoo ka warbixiyay waxyaabaha kulan lagaga hadlay iyo qodoba horyaala.
HALKANKA KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;