DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal.
September 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Hordhaca waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka awdal ee hormuudka ah tabashada reer awdal iyo raadinta saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka.

Siyaasi Abgaal ayaa Soo Bandhigay  tirada digreetooyinka madaxwayne biixi uu magacaabay iyo inta reer awdal ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARYAYSIGAN HORDHACA AH EE SIYAASI ABGAAL;

COMMENTS
LINKS