|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Jsl Oo ka Hadashay Kulan Madaxwayne Biixi Iyo Wasiiro Dawlada Somaliya Ku Dhexmaray Magaalada Makka!
August 13, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xuuumada somailand ayaa xaqiijisay jiritaanka kulan madaxwayne biixi iyo waftigiisii ku dhexmaray magaalada barakaysan ee makah wasiiro xukuumada somaliya katirsan kaasi oo sawir laga helay hadalhayntiisu ku baahday warbaahinta maxaliga ah iyo baraha ay ku kulanto bulshadu, Lataliyaha arimaha bulshada ee madaxwaynaha somaliland Cabdiwaaxid cabdiraxmaan cabdiqaadir oo warbaahinta caawa kula hadlay magaalada hargaysa ayaa xaqiijiyay kulankaasi isaga oo sheegay in aanay wax dhib ah lahayn in madaxwaynuhu la kulmo wasiiro somaliya ka socday oo ay xajka kuwada sugnaayeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Sicir Bararkii Dalka Ka Taagnaa Oo Xadhkaha Goostay + Sarifkii Lacagta Qalaad Oo Gaadhay Halkii Ugu ... Wasiirka Arrimaha gudaha waxa jirtay beeshiisa wakhti ka mid ah inay weerareen ciidanka qaranka” Nin... Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo Galinta Somaliland oo Ka Dayriyay Qabyaaladeynta Shaqalaha Dawlad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|