|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Jsl Oo ka Hadashay Kulan Madaxwayne Biixi Iyo Wasiiro Dawlada Somaliya Ku Dhexmaray Magaalada Makka!
August 13, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xuuumada somailand ayaa xaqiijisay jiritaanka kulan madaxwayne biixi iyo waftigiisii ku dhexmaray magaalada barakaysan ee makah wasiiro xukuumada somaliya katirsan kaasi oo sawir laga helay hadalhayntiisu ku baahday warbaahinta maxaliga ah iyo baraha ay ku kulanto bulshadu, Lataliyaha arimaha bulshada ee madaxwaynaha somaliland Cabdiwaaxid cabdiraxmaan cabdiqaadir oo warbaahinta caawa kula hadlay magaalada hargaysa ayaa xaqiijiyay kulankaasi isaga oo sheegay in aanay wax dhib ah lahayn in madaxwaynuhu la kulmo wasiiro somaliya ka socday oo ay xajka kuwada sugnaayeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Khudbadii Afhayeenka Cusub Ee Madaxtooyada Jsl Eng Xuseen Deyr Ka Jeediyey Munaasibadii Xil... Daawo Gaadiidleyda Gobolka Gabiley Oo Maanta Isu Soo Bax Ku Taageeray Xal Laga Gaadhay Cabasho Sanad... Wafti Ka Socda Midowga Yurub Oo Somaliland Uyimid Sidii Ay Uga Qaybgali Lahaayeen Dhagaysiga Dacwada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|